Xiliga la qabanayo Xaflada caleemo saarka Madaxda cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

Guddiga qaban-qaabada Xaflada Caleemo-saarka Madaxda cusub ee Galmudugshaaciyay waqtiga la qabanayo Xaflada Caleemo-saarka Madaxda Galmudug. Yuusuf Garaad Cumar oo ah Guddoomiyaha Guddiga Xaflada Caleemo-saarka oo qoraal soo dhigay bartiisa Faceebook ayuu ku sheegay in Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenkiisa la qabanayo 26-ka Bishan Maarso. “Wadatashi Madaxtooyada Galmudug ka dib, Guddiga qabanqaabadu wuxuu go’aansaday in … Continue reading Xiliga la qabanayo Xaflada caleemo saarka Madaxda cusub ee Galmudug oo la shaaciyey